Wasiir ka tirsan Xukuumada Somalia oo iscasilay & sababta ka dambeysa

Wasiiru-dowlihii Wasaaradda Howlaha Guud ee Xukuumada Soomaaya Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa goor dhow ku dhawaaqay inuu xilka iska Casilay. Qoor-Qoor oo shir jaraaid ku qabtay Dhuusamareeb ayaa sheegay inuu yahay Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxwaynaha Galmudug sidaas awgeedna uu isku casilay. Musharaxan ayaa ka mid ah shaqsiyaad la sheegay iney dowladda dhexe gadaal … Continue reading Wasiir ka tirsan Xukuumada Somalia oo iscasilay & sababta ka dambeysa